|

09 Jan
OGAYSIIS Waxan Ogaysiinaynaa Akhristayaashayada Sharafta Leh In Ay Weraarpress Dib U Habayni Ku Socoto.
Codsiya Badan Oo Akhristayaasha Naga Soo Gaadhay Awgeed Ayaan Rabnaa In Aan Waxyaala Badan Ku Soo Kordhino Adeegyada Wararka Iyo Faalooyinka Iskugu Jira Ee Ay Weraarpress Idiin Soo Gudbiso
Sidaa Daraadeed Waxan Idinka Codsanaynaa In Aad Noo Samirtaan Intay Hawshaasi Socoto. Waad Mahadsantihiin
07 Jan 2010
Jidgooyo fashilantay oo ay Dadqalatada reer Gabiley La Damac Sanayeen Maamulka Jaamacada Camuud.Sida warar xog-ogaal ah oo aanu ka helay ilo mareegyo lagu kalsoonyahay ay shegeen jidgooyada ina raage qaate ayaa la sheegay inay ka warheleen waftigan Jaamacada Camuud oo dhawaanahan Hargeysa u joogay arimo ku taqalusa deeq waxbarasho oo ay Dawlada Itoobiya siisey ardaydii ugu badnayd ee somaliland ah ee deeq waxbarasho ka hesha dalalka deriska ee Kenya iyo Itoobiya Read More

05 Jan 2010
(Weraarprees) Somalailand Dawladeeda Oo Markii U horaysay Qiratay In Ay Sacadiin Iibisay Amaba Iibin Karto.
Abrayn Waa Lagawaayay Bankii Giriyaad. Bahabar Muusana Beri Hore Aayay Borama Ugurtay. Mamaasan Buuna Ilaahay Uqoray Dhulkii Rayaalana In Uu Usaxeexo Waa Ku qasbanyahay Read More

04 Jan 2010
Halkan Ka Dhagayso Salaadiinta Gadabuursi Oo Markay Liqeen Badhi Gooyadii Gobolka Awdal Lagaga Samirsiinayay Gadoobkii Laga Jaray Oo Si Bilaa hubsiima Ah Haaa Haa Haaa Loogaga Siiya
Alaw Nin Aan Wax Ogayn Ha Cadaabin
Tafa Xume Gadabuursi
Tun orgiile Tirbiica Nijaasleh
Taariikh tagtay Tamar Ka Daye
Ta Joogtana Waxba Kama Tare
Taladaadaad Isku Toogataye
Waligaaba Tala xumaadayeey
Iyo Tola'ayda Hay
HALKAN KA DHEGAYSO

Saylac Baa Soo Gudbisay Anana WaanSii Gudbinay
04 Jan 2010
Awdaleey dadkaagii dibi Soofay weeyaan:
· bankii duudka waynaa
· buurihii daboolaa
· khayraadka dihiniyo
· dhulkii dahabku yaaliyo
· dareemada qurxoonayd
· saylac way ka durugtoo
· duul kalaa ka taliyoo
· ma dagana warkedii
By Mohamed Gacan Read More
03 Jan 2010
Heesta Sanad guurada 2010 Iyo saadaasha Umada Mid Waliba waxuu Filayo
· Sanad waliba hoodiyo
· waxuu himilo soo wado
· ayaa laga sugaayoo
· si wayn loo fishaayoo
· sareediiyo wanaagiyo
· samafal iyo hiilbaa
· lagu soo dhaweeyaa
By Mohamed GacanRead More
02 Jn 2010
Kulmiye Oo Sheegay In Shacabka Djibouti Ee Beeshe Ciise Naf Iyo Maalba U Hureen Halgankii Snm sidoo kale waxa uu xisbiga Kulmiye markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dadweynaha reer Djibouti naf iyo maalba u hureen halgankii dib u xoreynta SNM hogaaminaysay.Guddoomiye ku xigeenka koowaad xisbiga Kulmiye isla markaana ah ku simaha guddoomiyaha, Muuse Biixi Cabdi ayaa sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu shalay ku qabtay Read More
01 Jan 2010
Alaaxji Daahir Rayaale Kaahin Mdaxawaynaha Jamhuuriyada Dimiqoraadiga Ee Somaliland Iyo Sanadaha kala Wareega ah.S; Waxa Baryahan dambe La Isla Dhexmarayaa oo masuul kamida xisbiga Ucidna idinku eedeeyay in dawladaadu iibisay jasiirado kuyaal dhinaca gobolka Selel bal arinkaa siday wax uga jiraan wax ma nooga sheegi kartaa? Read More
31 Dec 2009
Weraarpress (London) Shaqsiyaad Kamid ah Jaaliyada Reer Awdal Ee London Ku Nool Oo Ka Kireeyay Kulmiye Qaar ka Mida Jaaliyada Reer Awdal Ee UK.Sobobta kaliya ee ay dadka kulmiye u ol’oleeyaayi uga qiiraysiinayaan dadka reer awdal/Selel ee daacada ah waa sidii ay uga faa’iidysan lahaayeen iyo sidii qaar kamida beelaha reer Awdal iyo beelaha dhexe iskaga hor keeni lahaayeenRead More

30 Dec 2009
Beelaha Mahadcase (Samaroon) Intay Jagooyinka Borama Qoryaha U Qaadanayaan Waxa Looga Bahanyahay In Ay Dalkooda Iyo Dagaanadooda Dib Ugu Laabtaan Oo ay Xoraystaan, Markaasna Gadabuursiga Kale Ha Waydiistaan Taageero.Bal hadaba maxaa loo waayay mahadcase awoodiisa isticmaalaya, anu waxan qabaa hadii ay manta mahadcase muruqooda meel iskugu gaynlahaayeen in gadabuursiga kalana hiil iyo hooba la garabjoogsan lahaayeen laakiim dhamaantood fadhi kudirir dhulkoodii soo baneeyay oo hadana markay boorama joogaan walaalahooda kale u tun wayn ayay noqdeen markaa waa in ay isku dayaan in bal ay iyagu xisaabtamaan intaanay dadka kale eedayn By Muumin Nuur. Read More
29 Dec 2009
Cabdoraxmaan Saylici Tageeradiisu Qasaare Ta Daahir Rayaale Ka Wayn Ayay Soo Wadaaye Yaan Duuduub Ku Qaado Mar dambe Inagu dhicin Ee Ha La Iska Qiimeeyo.Dad badan oo reer AWDAL kamida ayaa waxay ku andacoodaan in aanu saylici haatan masuuliyad hayn dabadeedna ay tahay in laga dhursugo maalinta uu jago qabto laakiin marka runta loo dhaba galo dadkaa sidaa ku fikirayaayi waxay iska indha tirayaan dhaqanada muuqda ee uu haatanba Saylici ku dhaqmayo By Cabdale Farah Sigad.Read More
Mr Saylici Mr Rayaale
 
28 Dec 2009
Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe Oo Ka Midahaa Halyeeyadii Dhidibada U Aasay Qaranimada Somaliland Oo Shalay Ku Geeriyaaday Pari.Marxuum Maxamuud Saalax Nuur Fagadhe waxa lagu xasuustaa halgankii qadhaahdaa ee uu la galay rajiimkii Siyaad Barre ee colaadaha kala dhex dhigay beelaha reer Somaliland. Waxaanu kaalin wax ku ool ah marxuumku ka soo qaadtay sidii nabad dhexdooda looga dhalin lahaa beelihii bariga Somaliland ee nidaamkii kalidii taliska ahaa uu colaada kala dhex dhigay.Read More
ALLAHA UNAXARIISTO MARXUUM

27 Dec 2009
Xildhibaan Faadumo Jaamac leeye Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Mwqifkeeda Ku Wajahan Golaha Guurtida Ee Ay Madiga Ku TahayXildhibaan Faadumo Jaamac Ileeye oo buuxisay kursigii uu ka geeriyooday saygeedii marxuun Maxamed Cismaan Guuleed (Libaaxo) oo ka mid ahaa dadkii ku geeriyooday weeraradii argagixiso ee 29 october 2008 lala beegsaday qasriga madax tooyada oo wargayska Haatuf shalay waraysi khaasa kula yeeshay xaruunta golaha guurtida ayaa waxay xildhibaan Faadumo kaga hadashay arimo dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha geedi socodka dimuqraadiyada Somaliland iyo xaaladaha golohooda, waraysigaasina waxa uu dhacay sidan: Read more

26 Dec 2009
RAYAALE MAANTA

25 Dec 2009
Cismaan Hindi oo Caddeeyey in Eedayntii uu KULMIYE u jeediyey aanay Wax Saamayn ah ku Yeelanayn Shakhsiyadiisa Cismaan Hindi: Horta waxa la yidhi nin daad qaaday xumbo cuskay, xisbiga mucaaradka ee KULMIYE ee dacaayado uu faafiyo, marka dhallinyaradii ka soo digo-rogatay uu ku sheegay inay yihiin qaar dhuuni-raac ah. Read More
Ugaaska Beelaha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibrahim oo dacwad ka dhana Dahir Rayale u gudbiyey xukumada Dalka Jabuuti. Dacwadan Ugaaska Beelaha Ciise uu maanta soo gaadhsiiyey Madaxtooyada dalka Jabuuti ayaa waxay ku soo beegantay wakhti muran badani dhexyaalo xukumada somaliland iyo beelaha Samaroon isla markaana lagu talo jiro caleemo saar ugaaska beelaha ciise oo ka dhaca magaalada Saylac.Read More
by lug in News) Maxay Salaadiintii Ka Soo Laabatay Saylac Ku Sheegeen Shirkoodii Jaraa’id Ee Maanta
Mar uu Suldaan Baade sii Faahfaahinayay waxa uu uga jeedo Amarku waa na dhaafsan yahay wayaa waxa uu yidhi waxa ay Maamulka degaanka Saylac Noosheegeen in uu amarku yahay mid ka yimid dhinaca
Madaxtooyada oo aanay awood u lahayn in ay u ogolaadaan Salaadiintaasi in ay aadaan Jasiiradahaasi. Waxana uu sii daba dhigay waxa aan u soo laabanay si aan nabada u adkayno oo aan isku dhac u baajino Read More
Idiris Muxumad Sacad, oo Beeniyey Inuu Jiro Dhul Ku
Yaal Jasiiradda Sacaaddiin oo ay Cidkale Ku Muransan Yihii
Anigu waxan ahay nin ganacsade ah, oo aan wax xidhiidha ah la lahayn dhulkaa la sheegeyo,
isla markaana an hore iyo dib toona cid kale ku qabsanin dhul ka mid ah degaankaasi.
Hadii an doonayo inaan dhul iibsado waxan iibsan karaa dhul madax bannaan oo aanaan cid kal
iskagana hor iman, cidna aanan isku kula murmin.Read More

|